Akhriso Magacyada Xubnaha ku fadhiya 13-ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Baraawe

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyay qabashada doorashada 13-kursi oo kamid noqonaya gollaha shacabka, kuwaa oo lagu dooranayo magaalada Baraawe. Kuraasta lagu dooranayo magaalada Baraawe ayaa waxaa ku jira kuwa ay ku fadhiyaan siyaasiyiin caan ah oo qaarkood Baarlamaanka Soomaaliya kusoo jireen sanado iyo ka badan. Maamulka Koonfur Galbeed ayaana noqonaya … Continue reading Akhriso Magacyada Xubnaha ku fadhiya 13-ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Baraawe